Wednesday, August 28, 2013

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Jawaab Kululka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland


 




Xubno Ka tirsan Xisbiga UCID Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Kaasoo Uu Ku weerarar Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid.




Hargeysa(Gobanimonews)28/8/2012=Xubno ka tirsan Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Somaliland ee ucid ayaa Maanta Jawaab adagka bixiyay Isla markaan ka difaacay kana fogeeyay, Eedo uu usoo jeediyay af hayeenka madaxtooyada Somaliland Axmed saleebaan dhuxul Hogaanka sare ee xisbiga ucid Mar uu shalay la hadlay Warbaahinta.




Halkan ka dhagayso Xubnaha katirsan Ucid Oo Jawaab Ka bixinaaya Hadalkii [audio mp3="http://gobanimonews.com/wp-content/uploads/jiir-iyo-yuusuf-1.mp3"][/audio]Afhayeenka Madaxtooyada.




 




Wariye Mr Hudle




Shabachudle@gmail.com




Gobanimonews@gmail.com