Monday, August 26, 2013

Google oo sameeyay Muraayada indha Oo wato Camera


(GNA) Tiknoolijka sii kordhaya ayaa fududeenaya in maalin walbo soo baxaan waxyaabo aan aduunka horay loogu baran.




hadaba shirkadaha caalamka ugu waa weyn xaga tiknoolijada ayaa ku tar tamaya in ay ikhitraacaan wax cusub oo caalama ku cusub dhawaan waxa ay shiriikada Google soo saartay




muraayada indh ah ee ay dadku u xidhaan xarago iyo qofka indhuhu daciifaan ee degreega le taas oo ay shariikadu ku xidhay kamarad




Google ayaa dhawaan shaaca ka qaaday muraayad indhaha  oo ay ugu magac daray “Project Glass” kaas oo wata camera gaadheysa 5 MP.




murraayadan  aya qiimahiidu aad usareeya, hasse ahaatee Google waxa uu ka baaraan degayaa qiimaha ugu macquulsan ee uu suuqa ku soo galinayo.




Diyaariye:C/qaadir Askar




GOBANIMONEWS.com