Sunday, August 25, 2013

Ururka Taban-taabo oo Tacsi u Diraya Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Suldaan Barre Warsame

[caption id="attachment_24995" align="alignleft" width="300"] Sayid Muxamed Sayid C/laahi Xaaji Cilmi Nuur ,Suldaan Maxamed Jaamac (Jikaar) Aqoonyahan Soomaal Caydiid Ilkaxanaf .Aqoonyahan Mubaarig Axmed Boodhle oo ka mida Saraakiisha sare ee Xisbiga Wadani . Ex Xildhiban Geele Cumar Coofle, Gudoomiyaha Dhalinyarada Ee Xaafada New Hargeysa Sayid Cabdalle Cismaaan Xasan, Eng. Diiriye Xiirey,Mahdi Axmed Dirir ,Nuura Kabadhe Cilmi, Miyir Cali Xuseen ,Eng. Carab Xuseen Rooble,Axmed Nuur Kooshin ,
Aabo Axmed Boodhle Yuusuf iyo Hooyo Xaliimo xaaji C/laahi ,Muna Axmed Boodhle , Mubaarik Axmed Boodhle , Siciid Axmed Boodhle , Cali Axmed Boodhle , C/khaalaq Axmed Boodhle ,Cabdale Axmed Boodhle ,Saynab Axmed Boodhle ,Umulkhayr Axmed Boodhle ,
Hooyo Aamina Cabdale ,Khadar Cabdi Boodhle iyo Caruurtiisa ,Mustafe Cabdi Boodhle iyo Caruurtiisa ,Siciid Cabdi Boodhle iyo Caruurtiisa ,Shukri Cabdi Boodhle,Amaal Cabdi Boodhle iyo Caruurteeda,Yaasmiin Cali Boodhle iyo Caruurteeda,Raaqiya Cabdi Boodhle iyo Caruurteeda,
Aabo Ciise Boodhle iyo Hooyo Khadiija Muxamed Cabdi ,Baashe Ciise Boodhle, Maxamed Ciise Boodhle, C/risaaq Ciise Boodhle,
Cali Ciise Boodhle,Farxaan Ciise Boodhle,
Aabo Cali Boodhle Yuusuf iyo Xaaskiisa , Khaalid Cali Boodhle,Xamse Cali Boodhle,Axmed Cali Boodhle,Siciid Cali Boodhle ,Aaamina Cali Boodhle, umulkhayr Cali Boodhle.
Aaabo Cabdi Boodhle Yuusuf iyo Hooyo foosi cabdi Boodhle Maxamed Cabdi Boodhle Sahra Cabdi Boodh le Farduus Saynab Cabdi Boodhle Nimco Cabdi Boodhle Axmed Ibraahim Boodhle iyo Xaaskiisa
Dhamaan Asxaabtaasi waxay Tacsi u dirayaan Qoyska iyo Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Xildhibaan C/raxmaan Xuseen Rooble oo kamid ahaa Golaha Deegaanka Berbera oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa
Aamin…………………………………….. Aamin………………………………………………….. Aamin…………………………..Aamiin
[/caption]Ururka Taban-taabo waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelkii, qaraabadii, Madaxdhaqameedka iyo dhamaan Shacabka S.land wuxuu ka tacsiyadaynayaa  geeridii ku timi

Suldaan Xasan Warsame Shire oo khamiistii lagu aasay magaalada Hargeysa.

Suldaanku wuxuu ahaa rukunada ururka Tabantaabo waxyaabo badanna wuu la qabtay oo

sawirkani ka markhaati kacayo waxaanu Illaahay ka baryaynaa in ciwad khayr qaba oo halkiisii

inoo buuxiya ina siiyo.

Waxaanu leenahay Samir iyo IImaan Alle ha inaga siiyo dhamaanteen Isagana ha u naxariisto…

Aamiin                           Aamiin                           Aamiin                                      Aamiin