Wednesday, August 28, 2013

Arday reer Somaliland ah oo addis ababa kaga qayba galay munaasibada Maalinta cagaarnaanta Africa


Addis(GNA)Iyadoo dhawaan 31 bishan ay ka qalin jabin doonaan araday badan oo ree somaliland ah jaamacadaha dalka itoobiya gaar ahaan jaamacada new generation qaybteeda addis ababa ayaa waxay maanta ay kaga qayba galeen mashruuc dhir beer ida ah Munaasibadan oo qalin jabinta hordhaca ah oo ay qaar ka mid ah ardayda jamaacada New Generation Addis abab iyo masuuliyiinta jaamacdu dhir kaga beereen beer dalxiiska loot ago oo ku taala ADDIS ABABA taas oo logu talo galay in lagu wayneeyo maalinta cagaarnaanta africa iyagun wax ka mida ahaa Kooxo ardayda reer Somaliland ah oo ee shalay soo gaadhay magalada Addis ababa oo uu hugaaminayo saxaafiga wayne ee reer somaliland khader maxamed cakule iyo Pro Yeneneh kuwaasi oo addis ababa usoo gaadhay inay kala qayba galaan xaflada qalin jabinta ee lagu qaban doono hollka Xarunta Midawga Afrika




Xamse axmed




Gobanimonews




Addis ababa