Thursday, August 29, 2013

Wiil yar oo dagan magaaladda Hargeisa oo hindisay diyaarad DAAWO VIDEO


Hargeisa 29.08.2013 (GNA)- Wiil yar oo dagan magaaladda Hargeisa oo hindisay diyaarad dhererkeedu yahay qiyaastii hal mitir iyo badh (170cm). Taasoo sida uu sheegay uu ka sameeyey jiingat iyo garaa´id muddo laba biloodna uu ku gudajiray samaynteeda. Hadaba dhalinyarta degan guud ahaan jamhuuriyadda Somaliland waa inay ku daydaan wiilkan yar.




Wiilkan yar oo lagu magacaabo Farxaan Axmed Moxamed oo dagan magaaladda Hargeisa, yaa isagu maskaxdiisa ka hindisay diyaaradan yar. Daawasho iyo dhagaysi wacan 




 




http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=j9L1QSETZZg