Galgaduud (GNA) Wararka naga soo gaadhaya gobolada dhexe ee soo maaliya ayaa sheegaya in maanta diyaarad ku wa rakaabka qaada ay halkaa ku bas beeshay diyaaradaa oo ay saaraayeen masuuliyeen ka tirsan xukuumada soomaaliya qaas ahaan gudoomiyihii gobalka galgaduud
xuseen cali wehliye cirif Gudoomiyaha Gobolka Gaduud ee dowlada soomaaliya ayaa ka bad baaday shil diyaaradeed kadib markii
Gudoomiyaha iyo wafidgiisa oo socdaalkooda ku wajahnaay magaalada Guraceyl ee gobolka gal gaduud ayaa markii ay caga dhigatay diyaarada ayaa waxa ay ka baxaday wadada ay diyaaradahu kaduulaan ama ka soo degaan diyaarada oo uu dab ka kacay
dabka kacay diyaarada ayaa khasaaro dhimasho iyo dhaawac waxa uu ka soo gaadhay shaqaalaha diyaarada in kastoo aana la xaqiiji karin
waxaana diyaarada laga bad baadiyay Gudoomiyaha iyo wafdigiisa xaalada ayaa iminka dagan ciidamada amaanka ee garoonka ayaana Goobta ku sugana
Diyaariye:Askar
Gobanimonews.com