Friday, August 29, 2014

Turkiga oo Taageero Milateri siinaya Soomaaliya.dhegeyso


[caption id="attachment_94069" align="alignleft" width="259"]Wasiirka Gaashaan-dhiga Somalia Wasiirka Gaashaan-dhiga Somalia[/caption]Wasiirka Gaashaan-dhiga Dalka General Maxamed Sheikh oo booqasho gaaban ku jooga dalka Turkiga ayaa sheegay inay dawladda Turkigu ka saacidayso Dalkiisa dhismaha ciidamada qalabka sida, haday tababar tahay iyo haday taageero kale tahayba.




Gereralka oo booqashadiisu ka dambeysay, kaddib marti qaad uu ka helay dhigiisa Turkiga ayaa meesha ka jaaray in Turkigu saanad Milateri ku caawiyay Soomaliya intii uu doorka ku lahaa howlaha dib u dhiska.




Waxa uu sheegay in ciidamada Soomaaliya ay yihiin Maleeshiyaad uruuris ah oo hada uun dhismuhu u bilaabmayo.




Waraysi uu siiyay Idaacada VOA-da ayuuna sidaas ku sheegay.




Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Wasiirka-Gaashaandhiga-Somalia.mp3"][/audio]