Friday, August 29, 2014

Masuul sheegay in Sawirkiisa loo isticmaalay aragti aanu lahayn


Samia MuseWaxaa Ayaan Darro Ah In Shabakada Odweyne News Ay Maanta Sawirkaygi  Ku Isticmaaleen Qoraal Aanaan Shaqo Ku Laheyen Oo Aan Aad Oga Xumaaday Oo Cinwaankiiso Yahay ( WAXAAD MOODAA IN XUKUMADA SIILAANYO LOO DHIGAY SIXIR QABIIL)! .




Maanta Waxaan La hadlay Mulkiilaha Shabakada Odweyne News Mr Barkhad Oo Sweden Jooga , Waxaano ii Cadeeyay Inay Ka Meel Dhac Ku Tahay Odweyne Oo Ay Qalad Arintani Ku Dhacday Oo Waliba Shakhsiga Maqaalka Qoray Oo Yahay Nin La Yaqaano Oo Qoraa Ka Ah Oodweyne Oo Ku magac Dheer Sanwaa Cumar Yare , Mr Barkahad Wuxu Iga Raali Galiyay Arintan Oo Wuxu Igu Yidhi Waa Qalad Ay Odweyne Iska Leedahay Oo Si Dag Dag Ah Loo Sixi Doono Maanta Oo Waliba Mr Barkhad Oo Ah Mulkiilaha Odweyne News Isaga Laftiiso Sixi Doono!!!!!!




 




Waxaa Maanta ii Cadaatay Inay Odweyne News Si badheedha Ah Inay Sawirkaga oo Isticmaashay Audio-ahaa Danoo Kale Wadata ay Dad Kale Ku Qancinayso. Waayo Maanta Aniga Oo lahadlay oo si fiican o Wada Hadalanay Sababta Ay Ilaa hadda Ay Maqaalki Sawirkayga Oga Saari Wayday Waa Maxay ?????




Oodweyne News Waxay Noqotay Meel Been Abuur Iyo Ixtiraam La'an AY Ka Jirto.




Labadi toddobaad Ee Naso Dhaafay Odweyne Waxay Ka Qortay Been Khilaaf Aan Sal Iyo Baar Laheyen Ay Madaxda Sharafta Leh Ee Ucid Kaga Been Aboortay , Waana Marki Labaad Ay Xisbiga Ucid Xad Gudub Ku Samayso !!!




Anigu O Ah Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Ucid Marwo Samia Muse Waxaan Digniin Culus O Dirya Odweyne News Iyo Mulkiilaha Mr Barkhad Sida Bila Ixtiraamka Ah Ee Ay Sawirkayga Ogu Isticmaaleen Maqaal Ay Ayago Ku Tala Gal O Galiyeen, Waxaanan O Sheegaya Odweyne News Inaan Sharciga La Tiigsan Doono Waayo Xurmadi Qoraga Ayaad Meel Kaga Dhacdeen .




 




Marwo Samia Muse




Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Ucid Finland