Wednesday, August 27, 2014

Raaxeeye: Xusuusta fanka iyo Aamina Faarax.Daawo waraysi cusub


[caption id="attachment_93933" align="alignleft" width="300"]Fanaanada Aamina Faarax iyo waayo waayo Fanaanada Aamina Faarax iyo waayo waayo[/caption]




Fannaanada reer Djibouti ee Aamina Faarax (Aamina gacan la’),oo booqasho ku timi magaalada Hargeysa badhtamihii Bishan, ayaa waxa waraysi la yeeshay TV-ga Dawladda ee SLNTV.




Aamina ayaa waraysigan kaga hadashay arrimo badan oo Taariikhda fanka ah iyo nooc ka mida qaababka heesaha loo qaado oo la yidhaahdo Raaxeeye.




Aamina ayaa heeso badan waraysigan ku soo bandhigtay, waxaanay dad badan dib u xusuusisay fankii hore iyo heesaagii waayo waayo




Halkanka daawo: