Sunday, August 24, 2014

Siyaasi Fuaad Aadan Cade oo Hargeysa ku soo laabtay


fauudWararka Soo Gaaraya Xafiiska Warqabadka Ee (Gobanimonews) Ayaa Sheegaya In Eng Fuaad aadan cade oo mal mahanba ku sugnaaa deegaanka xudun Oo Katirsan G/ Sool ka gadaal markii khilaaf  xoogan uu soo kala dhex galay madaxa usareeya xukuumada somaliland ayaa waxaa Ay Xukuumadu U Dirtay  Wafti uu hogaaminayo wasiirka caafimaadka somaliland Dr saleebaan ciise axmed (xaglo toosiye) waxaana wararku intaas ku darayaan wada hadal dhexmaray waftiga uu hogaaminayo wasiirka caafimaadka iyo fuaad aadan cade kadiB In Ay is Afgarteen kadibna ay u soo Wada  kiciitimeen dhanka caasimada somaliland ee magaalada hargaysa waxaana wararku intaas ku darayaan in waftigu xalay ku hakadeen magaalad burco halkaas oo loogu sameeyey Maanta Qado Hadhimeed Waxaan Laga Yaabaa in Saacadah Soo Socda Ay Waftigu Soo Gaadhaan Magaalada Hargaysa




Khilaafyada Soo Kala Dhex Gala Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Deegaanada S.S.C iyo Xukuumada Somaliland Ayaa Sababa In Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Deegaanda Sool Sanaag Bari iyo Buuhoodle In Ay Isaga Baxaan Gudaha Caasimada Somaliland Kadibna Ay Xukuumada Gor Gortan Kula Galaan In Ay U Gali Doonaan Maamulka Puntiland Waxaana Marka Taasi Timaado Xukuumadu Dadaal Dheer Ugaashaa Sidii Siyaasiga Loo Soo Celinlahaa .




By Admin