Madaxwenaha Maamulka labaxay khaatumo ayaa ku eedyeey madaxweyne siilaanyo inuu hurinayo colaad saamayn wayn ku yeelata wada naalaan shiiyaha dadka walaalaha ah ee ku dhaqan deegaanada 100 kmt isu jira waa siduu hadalka u dhigaye waxa uuna sheegay in uu wixii khasaare ah ee dagaalkaasi sababo uu ka masuul yahay madaxwene siilanyo
Geesta kale waxaa toga erigo oo sida ay sheegen uu ka dhacay xaflada caleema saarka galaydh isla markaana ay xilalka kula kala wareegeen madaxweynihii hore ee khaatumo maxamed yuusuf jaamac indho sheel iyo cali khaliif ayuu ku sheegay maxamed yuusuf jaamac in aysan jiri doonin wax wada hadal ah iyo wada xaajood tona aysan la gali doonin somaliland waa sida uu hadalka u dhagaye
Hoos ka daawo Video Ga Caleemo Saarka iyo Qudbadaha Labada Madaxweyne
[youtube http://www.youtube.com/watch?v=wkAIZDZYOyM]