Friday, August 29, 2014

Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Mombasa oo la dilay


Qaraxii-Mombasa-Kenya1Mombasa(GNA)-Ndumba thangarani oo ahaa Taliyaha Ciidamada sirdoonka magalada mombasa ee dalka kenya ayaa la diley isagoo shaqadiisa gudanaya maanta.




Dilka taliyaha ayaa wax gaystay dabley hubaysan oo an la garanay haybtooda.




Dad goob-joogeyaal ah ayaa ku waramay in Taliyaha ladiley isago marayaa xafada Tudor magalada Mombasa.




 Dablaydan gaysatey dilka ayaa meesha ka cararey markii dilka ay geysteen.




afhayeen u hadley ciidamada sirdoonka magalada mombasa ayaa wacad ku marey inay talaobo ka qaadi doona cidii ka danbeysay dilka taliyaha.




Dilkan ayaa  wuxuu imanayaa xili dilalku kusoo badanayaan magalada mombasa ee dalka kenya.




Abdirahmaan buurdhaab




Gobanimonews




Nairobi Office