Dhammaan Qoska reer Macalin Maxamuud oo ay ugu horeyso Hooyo Nimco X.Maxamed Ibraahim iyo Caruurteeda waxay Hambalyo Meher Wacan u dirayaan Meherka Maxamed Cabdilaahi Nuur Iyo Marwadiisa Yaasmiin Muuse Xasan.
Khadra Macalin Maxamuud Iyo Caruurteeda oo kala ha,Cabdi Rashiid Cali Maxamuud iyo Layla Cali Maxamuud,Sahra Macalin Maxamuud iyo Caruurteeda iyo Saygeeda,Hiinda Cabdilaahi Siciid Sooraan iyo saygeeda iyo inanteeda,Layla Cabdilaahi Siciid,Cabdi qani C/laahi,Ayaan C/laahi Siciid…
Aadan Macalin Maxamuud Maxamed Macalin Maxamuud iyo Caruurtiisa Iyo ooridiisa Maryan Ibraahim,Habi Maxamed M Maxamuud,Cabdi salaam Maxamed Macalin,Khaalid Maxamed Macalin,Jimaace Maxamed Macalin
Axamed Macalin Maxamuud iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Amaal A.Maxamed ,Maxamed Axmed M Maxamuud
Mawliida C/Laahi Mire Sacda C/Laahi Mire iyo Caruurteeda
Dhammaan qayska reer Macalin Maxamuud waxa ay hambalyo meher wacan u dirayaan
Maxamed Cabdilaahi Nuur Iyo Marwadiisa Yaasmiin Muuse Xasan oo meherkoodu ka dhacday huteel maansoor ee magaaladda Hargeysa ,waxaanay ILLAAHAY uga baryeen inay noqdaan kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hella AAMIIN AAMIIN
Hambalyo Meher Wacan
Qoyska reer Muuse Xasan waxay hambalyo meher wacan hawada u marinnayaa Meherka caruurska
Maxamed Cabdilaahi Nuur Iyo Marwadiisa Yaasiin Muuse Xasan oo Maanta meherkoodu ka dhacay Huteel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa Habada Abokor:Aabo Muuse Xasan Abokor Hooyo Foosiya Cabdi Nuur iyo caruurteeda oo kala ah.
Kayse Muuse Xasan Abokor,Nimco Muuse Xasan Abokor,Istaahil Muuse Xasan Abokor,Raxma Muuse Xasan Abokor
Awoowo Cabdi Nuur Warsame iyo Ayeeyo Sahra Ciise iyo caruurteeda oo kala aj:- Abtiyo Xasan Cabdi Nuur,ooridiisa Samsam iyo caruurtiisa,Fu,aad Cabdi Nuur iyo xaaskiisa Faysa Cali
Nimco Cabdi Nuur iyo Caruurteeda,Khadan Cabdi Nuur odaygeeda iyo caruurteeda,Basra Cabdi Nuur iyo Odaygeeda iyo caruurteeda ,Abtiyo Cabdi Aadan
Dhammaan dadkaasi oo dhami waxa ay hambalyo u dirayaan Meherka lamaanaha is doortay ee caruurska
Maxamed Cabdilaahi Nuur Iyo Marwadiisa Yaasiin Muuse Xasan
waxay Alle uga baryeen inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel.
Amiin .....aamin.......aamin