Saturday, August 30, 2014

Qof ku dhintay Dadaad ku soo rogmday Xerada Xaqoontiga Kakuma


[caption id="attachment_94107" align="alignleft" width="300"]Daadka oo guryaha geli gaaray Daadka oo guryaha geli gaaray[/caption]Kakuma(GNA)-Hal qof ayaa ku dhintey roobab waa wayn oo maalintii shalay kada'ay xerada qaxoontiga kakuma. halka qof ee dhintey ayaa ahaa wiil Somali ah oo daad qaaday.




Roobkan ayaa waxa u hagad galiyey isu socodka gadiidka iyo dadka ee deegaanka, kadib markuu dadad badan ku soo celiyey xeradaas.




Sidoo kale waxa roobku waxyeelooyin u geystay waddooyinka Magaalada.




Abdirahmaan buurdhaab




Gobanimonews




nairobi Kenya Office




buurdhaab4@gmail.com