Boorama-(BON)-Maayirka Magaalada Borama Md:Saleebaan Xasan Xadi Iyo Golihiisa deegaanka Degamada Borama Iyo Maamulka Gobolka Awdal Ayaa Si Wada Jir Ah U Soo Dhaweeyay Maayirka Caasimada Jabuuti iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hor Kacayo Kuwaasi Maalmihii U Danbeeyay Ku Sugnaa Caasimada Somaliland Ee Hargaysa
http://youtu.be/GHCnxfg0GyA?t=6m40s
BY:Mustafe Caraale
Gobanimo News
Borama Office