Saturday, August 10, 2013

weyloraacow waylaha ilaali.by: Cabdi-hadi Ibraahim Maxamuud.


Dhammaantiin waxaan idinku hambalyeenayaa, ciidul fitriga,,,,,ciid wanaagsan dhammaantiin ba,




 Intaas ka dib, halkan waxaan isna halkan uga jawaabayaa walalkayga ,gaashan ama sadiiq ( ilaahay waxaan kaaga rajaynayaa if iyo aakhiroba naxariis, ilaahayna hakaa dhiqo sifadaas magacaagu yahay oo ah sidiiq….waa sifadii nabegeenii suubanaa maxamed al sidiiq,,,,naxariisi korkiisa ha ahaatee…taasi waa tii sidiiq ahayd,,,,ta labaadna waa maqacaaga labaaad oo ahgaashaan,,,,halkaasna ilaahay hanooga dhigo gaashaankii aanu isaga dhigi lahayn, baashe iyo sharkiisa,,, waxaan galey internetka oo aan ka baadhe macnaha, magaca baashe,,,,,waxaa igaga soo baxay,,,,,baashe weyloraac….




Walaal gaashaan , madaxdu way is dhaafaysaa intaas,ama is bad badalaysaa, laakiin dhulku waa mustaqbalkeena,,ma doonayno qof arakti dhow oo haddii uu mansab ka waayo maanta ama dhadhamo,,,uu qoro wax aan loo baahnayn,,,oo caalamka ka iibiyo,,,inkasta oo aan cidina ka dhagaysanayn, oo sidii aan hore u soo sheegay ay tahay mid rakhiis ah,,,,,,,,,,baashow weyloraacow waylaha ilaali,, yaanay daylo daba dheer kaa duwanoo oo aanay kaa dal dalanee.( weylahaaga ilaasho baashe )




 Muwaadin , somalilandiis ah.




Waa salaamantihiin.