Wednesday, August 21, 2013

Haweeney 14-Sanadood Gadh la Hayd Oo Imika Shaacisay In Aaney Qarin Gadhkeeda!!

(GNA) Haweenay u dhalatay wadanka Indonesia ayaa go’aan ku gaadhay in ay muujiso gadhkeeda hamashka ah kadib muddo dhan 14 sanadood oo ay dadka ka qarinaysay.

 iyada oo wakhtigaasi ku qarin jirtay Niqaabka haweenka muslimaadka ahi xidhaan ee wajigooda ku daboolaan.

 si ay u muujiso arrintan cajiibka ah ee sida qaalibka ah aan lagu arag haweenka. Haweenaydan ayaa imika saxaafadda Indonesia u sheegtay in 14-kaa sanadood ay dadka dhexdiisa ku qabtay faallooyin kala duwan iyo ereyo mar walba laabteeda dhaawaca oo inta badan lagu duri jiray in haweenaydani leedahay iin iyo dhibaatooyin ay bulshada kala khajilayso in ay u muujiso oo ay wajiga ka qabto. Balse Augustina Dorma oo 38-jir ahi waxa ay sheegtay in aanay iin iyo wax xun toona lahayn ee ay tahay haweenay gadhka timo ka soo baxeen oo kaliya. Augustina Dorma oo ah haweenay u dhalatay wadanka Indonesia ee qaaradda Eeshiya ayaa ah haweenay gadh sida ragga oo kale ahi ka soo baxay arrintaasi oo ah mid ay dhif tahay in haweenka lagu arko in ay gadh yeeshaan. Inkasta oo ay jiraan haween timo ka soo baxaan gadhka hadana waa timo yar oo aad garan karto in aanay ahayn sidii kuwa raga oo kale balse Augustina Dorma waxa ay haweenkaasi kaga duwan tahay iyada oo leh gadh cufan oo timo badan oo aad moodayso marka aad aragto nin. Hadaba iyada oo arrinkeedan yaabka leh iyo dhibaatada ay bulshada dhexdeeda ku qabto ka warramaysaa waxa ay tidhi: “Waxaan ahaan jiray haweenay buktaan ah oo markii aan yaraa xanuun ayaa I haleelay. Waan ladnaaday muddo kadb, markii aan gaadhay 25 Jirna waxaan dhalay ilmahaygii koowaad oo isna buktaan noqday. Muddo kadib waa uu bogsaday balse markii aan anigu gaadhay da’da 26-jir waxa mar kali ah iga soo baxay shaarubo iyo gadh khafiif ah oo madaw. Si isa soo taraysa ayuu iigu sii badanayay sannadba sannadka ka dambeeya illaa uu markii dambe si badan u soo kordhay oo aan gadh iyo shaarubo yeeshay sidii ragga. Waxa aan markiiba bilaabay in aan niqaab wajigayga ku qariyo si aan eedda dadka uga baxsado iyo hadal hayntooda. Waxa iigu darnaa afarta caruur ah ee aan dhalay ayaan aad uga qarin jiray si aanay u argagixin oo aanay nin ii moodin”. Wargeyska arrinka haweenaydan wax ka qoray ee Daily Mail waxa uu sheegayaa in dhakhaatiirta deegaanka ay ku nooshahay ka hawl gala aanay ku guulaysan in ay joojiyaan hormoonada labka ah ee jidhkeeda ku badan oo suurta galiyay in ay gadh iyo shaarubo dhaadheer yeelato wax adeeg caafimaad ah oo arrintan wax ka tarana way u samayn kari waayeen, taasi oo niyad jab weyn ku keentay. Augustina Dorma waxa ay sheegtay in ay xanuun badan kala kulanto mar kasta oo ay ku hammido in ay gadhka xiirto

Haweenay u dhalatay wadanka Indonesia ayaa go’aan ku gaadhay in ay muujiso gadhkeeda hamashka ah kadib muddo dhan 14 sanadood oo ay dadka ka qarinaysay.

Diyaariye;C/qaadir Askar

askars4@hotmail.com