Wednesday, August 21, 2013

Daraasad lagu Ogaaday Faa'idada Quraacda


(GNA) Cilmi baadhis cusub oo la samaaeyey ayaa sheegeysa in quraacda subaxdii la cunaa ay faido weyn leedahay, hadii laga tagaana ay dhibaatooyin caafimaad daro keeni karto.




Cilmi baadhis ay sameysay jaamacada Harvard oo ay kula socotay xaalada caafimaad rag u dhexeeya da,ahaan 45-82 oo tiradoodu gaadheysa 27,000 oo weliba ragaasi ah rag ka shaqeeya hayado caafimaad ay rugaha daryeelka caafimaadka in ka badan 17 sanana uu socday baadhitankaa ayaa lagu ogaaday in ay leedahay dhibaatadeeda hadii laga tago quraacda subaxdii. Dhibaatooyinka caafimaadka ugu dara