Friday, August 16, 2013

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO


Dhamaan Qoyska reer Saleebaan Jimcaale, Reer Cabdixakiim Xuseen,Dhamaan shaqaalaha Omaar Company, Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland waxa ay Hambalyo Dhalasho u dirayaan Mukhtaar Saleebaan Jimcaale iyo Niciima Cabdixakiim Xuseen oo oo 09/08/2013 wiil ugu dhashay Gar-gaar Hospital wilkaas oo loo bixiyey Maxamed-iid Mukhtaar Saleebaan  Jimcaale.




Waxay leeyihiin soo barbaar oo noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo DIintiisa Anfaca




Amin Amin Amin Amin Amin Amin