Thursday, August 15, 2013

Gabadh Soomaaliyeed oo xanuun mucjiso ah la il daran


14.08.2013, (GNA)- Mogadisho gabadhan oo magaceeda la yidhaah Nasro Sh.Maxamed Maxamuud Cali Geelle, oo ku dhalatay magaaladda Muqdisho da deeduna tahay 23 jir.




Gabadhan yaa hadda qoskeedu ay ku noolyihiin magaaladda garbahaaray ee gobalka Geddo, gabadhan yaa hadaba muddo hal sano ah la il daran xanuunkan. Dhakhtarkeedda yaa sheegay in gabadhan xaalkeedu aad u daranyahay islamar ahaantaana uu ka yaabiyey xanuunka haya gabadhan.




Hadaba ayadoo xaalada Nasro tahay mid argagax leh, ayaa waxaan markii aan gaadhay sbitaalaka indhahaygu qabteen yuu wariyahan hadda ku sugan isbitaalka uu sheegay Nasro oo labadda indhood, labada dhagood,sanka, afka iyo labada ib ee naasaha dhiig ka da´aayo, waanabuu yidhi waa hadal haynta u badan een ka dhex maqlaayey isbitaalka dhextiisa.




Qolka ay Nasro jiifto yaa waxaa kasoo baxaayey cabaad sidii qof ay wax qaniineen oo kale, waxaana la maqlaayey qayladeedda oo xiliba xiliga kasii dambaysa isu badilaysay taah, markaa kadibna uu dhiigu ka imanaayo meelahaan so sheegnay oo dhan.




 




Gobanimonesw.com (GNA)