Friday, August 9, 2013

Siyaasi Xiinwaal oo Shucuubta Islaamka iyo Bulshada Reer Somaliland U Diray Hanbalyo‏


Khaliif Maxamed Warsame (Khaliif Xiinwaal) oo kamida Aqoonyahana Somalialnd islamarkaana ah Qurba jooga Somaliland balse imika ka mida Dal jooga  kuna sugan Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa guud ahaan Shucuubta Islaamka gaar ahaan Bulshada Somaliland ee ku kala nool daafaha Caalamka u diray hanbalyo balaadhan kheyrka iyo fadliga ay leedahay maalinta ciida ah .




 




Wuxuuna shacabka somaliland aduunyada meel ay kaga sugan yihiin u diray hanbalyo balaadhan oo aan lasoo koobi karan taasi oo uu ugu talo galay Ciida Fidrigaa isagoo sheegay inuu hanbalyeynaayo dhamaan Famly kiisa reer Xiinawaal iyo waxay dhaleen, sidoo waxaa u ilaahay uga baryey inuu Sanadkaa Sanadkiisa ku gaadhsiiyo Caafimaad qab bash bash iyo barwaaqo. Ciid Wanagsan.

Khaliif Maxamed Warsame (Xiinaal) ayaa kamida qurbajooga somaliland islamar ahaantaa wax ku bartay qurbaha mudana kasoo shaqeynaayey waxaana uu beryihii ugu danbeeyey si weyn uga qeyb qaatay Furashadii ururadii Siyaasada Somaliland isagoo ka mid ahaa Hogamiyaashii Urursiyaasadeedkii Rays balse waxaa uu wakhtigann ka mid yahay Xisbul Xaakimka Kulmiye.




Gobanimonews




Burco Offce




Email: editor@gobanimonews.com