Monday, February 24, 2014

Tacsi ku socota reer Sh Maxamed Jirde


Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta  marxuumad Xaawa-luul Sh Maxamed Jirde ka  baxday oo  ay hormood u




tahay Marwada Kowaad ee JDS,  Aamina Weris Sh. Maxamed Jirde.




Marxuumad Xaawa-luul waxay  ku geeriyooday London maanta 23/02/2014




Waxaan Ilaahay uga baryaya marxuumadda inuu ku abaal mariyo dambi dhaaf iyo inuu ka dhigo kuwa dhaxla janatul-fardaws, ehel iyo asxaabna inaga yeelo kuwa laasima samir iyo duco. .




Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.