Wednesday, February 26, 2014

Baaq ku socda Jaaliyadda Somaliland ee Jarmalka


Waxaan ogaysiineeyna dhamaan umadaa reer somaliland meelkastaa oo ay joogto gaar ahaan Jaaliyadda Jarmalka ku dhaqan, hadii aanu nahay gudida gobolkaa HESSEN in anaan ogayn  meel gobolada jarmalka Jaaliyadda Somaliland ee ku nooli ku wada tashadeen ISKU RAACEEN IN IN XAFALDAA 18 may lagu qabto.




Sidaas awgeed waxaanu taageeraynaa oo tix galinayna wada tashiga gobolada iyo meesha laa isku raaco in lagu qabto.




Waxa kale oo aanu u digaynaa cid kastaa oo umada khalkhal iyo kala qaybiin wada.




 waxaaanu uu aqoonsan doona cidaas in ay tahay cida somaliland midniimadeeda iyo jiritaankeeda duulaan ku ah meelna waanu uga soo wada jeedsan doonaa cid kasta oo isku dayda inay umadaa somaliland kala qaybiinteeda ka shaqayso.




Waxanan baaq dheer uu jeedInayanaa masuuliyanta gobolada jaaliyada somaliland ee jarmalkaa in sii midnimo leh bayaaan loo soo wada saaro Gobolkii awoodigii karaa in lagu qabto xafldaa 18 may




ALLEH AYAA MAHAD LEHGUDIIDA JAALIYADAA SOMALILAND EE GOBOLKA HESSEN