Monday, February 24, 2014

Tacsi: Ciidanka Ilaalada Madaxweynaha


Ciidanka ilaalada  madaxtooyda  gaar ahaan Istaafka ilaalada Madaxwaynuhu waxay tacsi  u dirayaan  geeridii naxdinta lahayd ee ku timid  Marxuum Xaawa luul Sh. Maxamuud Jirde oo ku geeriyootay Dalka Ingiriiska.




Waxaanay si gaar ah uga tacsiyadaynayaan Marwada koowaad ee madaxwaynaha oo ay walaalo ahaayeen Marxuumadda.




waxaanay  ilaahay uga baryayaan  inuu janatul  fardowsa ka waraabiyo samir iyo iimaana ka siiyo qoyskii iyo qarabadii ay ka baxday.




Aamin…………..aamin ……………..aamin