Maareeyaha Dekeda Berbera Eng.cali Cumar maxamed cali xoor iyo xaaskiisa, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali maxamed Cilmi. Gudoomiye Golaha Deegaanka Degmada Berbera Cabdishakur maxamuud xasan cidin Iyo Xoghayaha Dekeda Cabdiraxmaan Aar Jaamac Iyo dhamaan Shaqaalaha wakaalada dekeda magaalada Berbera waxay tacsi tiiraanyoo leh u dirayaan marwada koobaad ee qaranka jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Wasir Maxamud Jirde oo ay ka tacsiyadaynayaan walaasheed marxuumad xaawo luul maxamud jirde oo ku geeriyootay caasimada wadanka ingiriiska ee London waxayna ilaahay uga baryeen marxuumada in uu naxariistii jano ka waraabiyo caruurtii,eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun