Monday, February 24, 2014

SONYO Sidaasina Maxay Ahayd?By. C/rixiin..


Sonyo waa Ururka Dhalinyarada Somaliland waa Siday Hadalaka u Dhigane waaxanay Sido Kale Sheegatan inay yihin Dalaada Qaran ee Dhalinyarada Somaliland waxay Xidhidh la leyihin Dhaman Ha'yadaha Qaramada midobey ee waxyahooga Qabilsan dhalinyarada sido kale Xidhidh dhow ama wada shaqayneed waaxa u ka dhexeya wasarada Dhalinyarada Ciyaraha Somaliland.




Hadaba waaxan la yabay iyado dhalinyarda Dalladan ku shaqaysta ay yihin tiro kooban oo Danahooda iyo dano gar ah ku fushada waxay Ku amusan yihin Dhalinyarada kale ee ay magacooga ku Qadhabsanayan,waaxba taana ka sii Daran iyago Danaha gara Fushanaya inay hadana Madaxwaynaha somaliland u ugu Deeqay Dhawaan Dhuulki ay ku jiri jirtay Wasarada Ciyarahu Hadana waaxay Bilaben inay Hawshan yar ee imika la sahlanatay Dadka Qar ee la yidha Fadlan ugu soo tabaruc waxad awoodo Hawsha nocan iyo ta nocan ahba




Sxbayaal Ama Akhriste markad sii Dhaba waax u eegayso miyanay waax laga xishoodo ahayn in malin kasta iyo Waakhti kasta iyago ku Qadhabanaya Magaca Dhalinyarada Somaliland oo Ha'yadaha Qaramada Midobey iyo Kuwa wadaniga ah iyo Xukumadaba ku Badanaya waaxanu nahay Madaxdi Dhalinyarada Somaliland inay Magalada Hargeysa ku soo Wadhan Bodhadh ay ku Xrdhantahay Fadlan Ugu Soo Tabaruuc Dhismaha Aqalka Dhalinayarda Qaran ee Sonyo.




Akhariste Malaha Meesha Urur Qaran Mahe waa Iskashato U midoobey Waax ku Boobka Magaca Dhalinyarada Somaliland Ma aha in aydun Sbayaal Magaca Dhalinyarada Been ka sheegatan Meesha waaxa Nooga Muqata Dilalin iyo Budhacad Dhalinyareed Aan hore loogu Firsan Shacbiga Waaxdisa Dhalinyaraduna Imika waay soo Dareemayan ee Bal Cida ila Fikirka ah Kolayba waax waay ila arki Hadi Ilaah Waax Fahansiyo.




Cabdiraaxim Ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)




Cabdiraaxiim9909@gmail.com




                Hargeysa/Somalilan