Thursday, February 27, 2014

Goob lagu baranayo Culuumta Diiniga ah


Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka,Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.




Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mida koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.




--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.




 




--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.




 




--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.




 




--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.




 




--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.




 




--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.




1= Qur,aanka oo laguugu dhigaayo tajwiid, iyo hingaada




 




2=carabida iyo tajwiidka.




 




3= Fiqi iyo tawxiidka




 




4=  English-   Xisaabta iyo Soomaali.




 




5= xadiiska rasuulka (scw)




 




 




 




Shuruudaha looga baahan yahay ardayga.




 




1  Inaanu ardaygu maqnaan.




 




2  In wixii  hawla ee jiraa uu soo ogeysiiyo maamulka.




 




3   Hadii fasax u rabo in soo sheego mudada fasaxa.




 




4  Saddex cisho oo fasax la,aana ardaygu wuxu mudanaya ganaax.




 




5 Sacaadaha  casharka la dhigaayo waa inaanu habsaamin




 




6   .Haday ardaydu tahay  caruur waa in waalidku ka ag dhawaada inta casharku socdo




 




7.Wixii u tabanaayo ardaygu waa inu la socodsiyaa maamulka




 




. intaa wixii dheeraada nagalasooxidhiidha Telkan:




call- free-gii  waxa ku yara jira cillad, waxad nagala soo xidhiidhaan kan:00252634161524    




  Amma kudarso skypekan   shaadibiya1




Ama hotmail talaabo10@hotmail.com




:




Feega ardaya macahad-ka




 




Number




 




Maalmaha (Days of a Week)




 




Lacagta / Fee




 




1 Arday




 




2 Maalmood usbuucii (2 days a week)




 




$20Bishii




 




1 Arday




 




3 Maalmood  usbuucii (3 days a week)




 




$25 Bishii




 




1Arday




 




4Maalmood ulsbuucii (4 days a week)




 




$30 Bishii




 




 1arday




 




   5 maalmood  usbuucii (5Days aweek)




 




$35bishii