Monday, February 24, 2014

Hibo Maxamed:Heestii ugu horaysay ee aan qaaday waxay ahayd.."Daaw:waraysi


Halkan ka Daawo Waraysi Xiiso badan oo lala yeeshay Fanaanada weyn ee Hibo Maxamed Guddoon (Hibo nuura), kaasoo ay kaga waramayso waayaheedii dhinaca Fanka, Dabeecadaheeda shakhsiga ah iyo arrimo badan oo kale.




Fanaanadda ayaa waraysigan ku sheegtay in Bilad Caalami ah oo la guddoonsiiyay lagaga xaday dalka Kanada, iyadoo dadweynaha Somaliyeed ka codsatay cidii aragtaa inay dib ugu soo celiso.




Halkan ka Daawo:


http://www.youtube.com/watch?v=yVcjIdzE7uY