Wednesday, February 26, 2014

Cali-dhaanto: anigu isuma aqaano Boqorka Dhaantada”Daawo Waraysi xiiso badan


Cali dhaanto Fanaanka Caanka ah ee Cali Maxamed Cumar  (Cali Dhaanto), ayaa waraysi xiiso badan oo uu dhawaan siiyay Barmaamujka Fanka iyo Suugaanta ee Hctv kaga waramay waxyaabo oo ay ka mid tahay Taariikh nololeedkiisa.




Waraysigan oo fanaanka lagula yeeshay Magaalada Hargeysa todobaadkii hore isagoo booqasho ku yimi Magaalada Hargeysa, ayaa ah mid ay ku ladhanyihiin Heeso cusub oo uu dhawaan soo saaray iyo kuwii hore.




CALI IYO NIMCO




 



Halkan ka Daawo:




http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=5Cl5jyS-2wA