Tuesday, February 25, 2014

Dawladda Masar Oo Iscasishay -Daawo-Video


cc=asiis siisiEgypt(GNA)Dawladii Milatariga ee masar oo maanta is casishay janaraalka c/casiis siisi oo xukunka afgambi ku haystay iyo dawladiisii ayaa ku dhawaaqday in aya is casishay .taas oo la filayo in uu janaraal siisi doorashada fooda ku soo haysa wadanka masar isku soo taago madaxweyne.




Halkan Ka Daawo Warka Oo Dhameystiran








Gobanimonews




Hargeysa/Somaliland