Monday, February 24, 2014

Hambalyo Meher Shaqaalaha Madaxtooyada


24/02/2014




 




Hambalyo1.     Wasiirka Madaxtooyada JSL  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan




 




2.     Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees




 




3.     Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta  Gobollada Bari ee JSL, Mudane Cali Maxamuud Axmed (Sandule)




 




4.     Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar




 




5.     Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed Cali




 




6.     Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Axmed Saleebaan Dhuxul




 




7.     Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada        JSL,  Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)




 




8.     Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi




 




9.     La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan




 




10.                         La-taliyaha Dadka la hayb-sooco Mudane Barkhad Jaamac Xirsi




 




11.                         Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)




 




12.                         Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan Xaashi  




 




13.                         Xog-hayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL, Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska)




 




14.                         Maxamed Ismaaciil Daahir




 




15.                         Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo




 




16.                         Sharmarke Axmed Muxumed




 




17.                         Caydaruus Mahdi Xaashi




 




18.                         Maxamed-amiin Cabdi Xasan




 




19.                         Axmed Yuusuf Yaasiin




 




20.                         Mowliid Xaashi Maxamed




 




21.                         Caydaruus Mahdi Xaashi




 




22.                         Cabdikariin Axmed Jaamac




 




23.                         Hodan Axmed Jaamac




 




24.                         Xamda Cumar Cabdi




 




25.                         Ifraax




 




26.                         Sabaax Cali Diiriye




 




27.                          Axmed Jaamac




 




28.                         Maxamed Warsame Xirsi (TT)




 




29.                         Najax Maxamed




 




30.                         Mahad Cabdoo Cumar




 




31.                         Axmed Yusuf Yaasin




 




32.                          Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL.




waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdiraxmaan Faarax Xasan iyo Xafsa Muuse Cabdi Oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, 24/02/2014 gaar ahaan HOTEL MANSOOR.




Ugu danbayna Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR,




AAMIIN  AAMIIN AAMIIN  AAMIIN