Monday, February 24, 2014

Shiine Af-garad Oo Bulshada Farriin u diray


Shiine




Guddoomiyaha Ururka Afgarad  Dr.Axmed Maxamuud Cali (Shiine) ayaa ugu baaqay shacabka Reer Somaliland in ay ilaaliyaan Midnimada ,wada-jirka Iyo walaal tinimadii lagu yaqaanay .




,waxaa kale oo Guddoomiyuhu Shacabka Somaliland kula dardaarmay in ay ka feejignaadaan Turun-turooyinka uu cadawgu u ma leegayo




Dhinaca Kale waxa uu sheegay Guddoomiye Axmed Shiine in isbadalada ka socda caalamka sida Wadamada Carabta Iyo Yurub ay saamayn ku yeelan karaan Somaliland..




Sidaa darteed waxa uu shacabka Somaliland ugu baaqay  in ay ilaashadaan Qaranimadooda Wakhti Kasta.