Tuesday, February 25, 2014

S. Xaddi: Sharciga ayaanu la Tiigsanaynaa Xildhibaanada isku Dayey Dhaca.Dhegeyso


waraabeBorama:-(GNA)-Kadib markii ay maanta dhacdo foolxun  ka dhacaday dowlada hoose ee degamada borama tasi oo ku salaysnayd in xildhibaano ka tirsan golaha deegaanku ay isku dayeen inay dhacaan dakhliga dowlada hoose ayaa waxa shiid ku badbaadiyay hanitaadi shacabwaynaha ku dhaqan magaalada borama oo iyagu isla markiiba soo gadhay goobta ay dhacdadani ka dhacaday kadibna ay bilaabmatay sawaxan iyo buuq fara badan oo lagaga soo horjeeday xildhibanadani falkaasi foosha xun ku kacay. ayaa hadaba waxyar ka dib  waxa shir jaraa'id  isla markiiba  ku qabtay xafiiskiisa maayirka magaalada borama md: Saleebaan xasan xadi waxana uu ka waramay siddii ay wax u dhaceen.




[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Maayir-saleebaan-xasan-xadi.mp3"][/audio]




Gobanimo news




Borama-somaliland




Mustafe caraale