Monday, May 26, 2014

UNHCR: Qaxoontiga Ethiopia ee Hargeysa ku nool oo Eeddeyn u jeediyay.Daawo


Boqolaal Itoobiyaan Hargeysa ku nool ka mid ah ayaa eeddeyn u jeediyay Hay'adda Qaradama midoobay u qaabilsan Qaxoontiga ee UNHCR, kuwasoo ku dhaleeceeyey inay Dayacday.




Itoobiyaanka ayaa kula hadlay Warbaahinta xarun Hay'addu isugu yeedhay oo ku taala Magaalada Hargeysa, waxaanay sheegeen inay si arxan daro ah ula dhaqmayso.




Halkan ka Daawo: