Monday, May 26, 2014

Muuse Biixi oo isna ku dhawaaqay Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye


Hargeysa(GNA)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa soo saaray Liiska xubnaha guddida fulinta ee Xisbigaasi, saddex maalmood kaddib markii Shir-guddoonka shirweynaha saddexaad ee Xisbigaasi shaaciyay guddi kale oo fulineed.




Warsaxaafaddeed goordhaweyd ka soo baxay Xisbiga Kulmiye, ayaa lagu shaaciyay Liiska Guddid fulinta ee Xisbiga, taasoo khilaafaysa tii hore shir-guddoonku ugu dhawaaqay.




Guddidan ayaa ka kooban 36 xubnood oo ay ka maqanyihiin Madaxweyne Siilaanyo, Cabdi Casiis Samaale iyo xubno kale.




Shir-guddoonka Xisbiga ayaa hore u shaaciyay 43 xubnood oo ay ka muuqdaan magacyo badan oo aan halkan ku jirin.




Liiska Guddoomiyuhu soo saaray ayaa u muuqda mid lagu shaxeeyey hanaan isku dheeli tiran oo lagu saleeyay dhamaan dhinacyada oo dhan.




Liiska xubnaha Guddida fulinta ee Guddoomiye Muuse magacaabay




  REF:  XK/XG/004210/2013                                                                                                        




                                                                                                




                                                                                                                   Date: 25/5/2014




Ku: saxaafadda




Ujeeddo: Magacaabis Guddi Fulineed




Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE isagoo raacaya Qodobka 24aad iyo Qodobka 32aad ee Dastuurka xisbiga, wuxuu magacaabay Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE oo kala ah:-




1.     Dr. Xuseen Maxamed Xoog




2.     Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar




3.     Eng. Cabdiqaadir Iiman




4.     Dr. Maxamed Axmed Cabdi (Carabayto)




5.     Bulbul Cabdi Madoobe




6.     Axmed Cabdi Xuseen




7.     Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)




8.     Carab Nuur Xandule




9.     Fu’aad Aadan Cadde




10.    Garayaqaan Maxamed Jaamac




11.    Maxamuud Ismaaciil Xasan (Badde)




12.    Jaamac maaxamuud Cigaal




13.    Shariif Abokor Dhuux-yare




14.    Cabdinajax Siyaad Cabdi




15.    Maxamed Cabdi Iskeerse




16.    Canab Cumar Ileeye




17.    Maxamed Faarax Xirsi




18.    Maxamed Cadbillaahi Cabsiiye




19.    Baashe Yuusuf Axmed




20.    Xildh. Maxamuud Jaamac Warfaa




21.    Dr. Axmed Cumar Maax




22.    Ilhaan Maxamed Jaamac




23.    Ibraahin Aadan Qaalib




24.    Axmed Xuseen Oomane




25.    Cumar Sh. Maxamuud (Cumar-yare)




26.    Mahdi Xuseen Caddare




27.    Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi




28.    Prof. Cabdi Cali Jaamac




29.    Sahal Cali Cartan




30.    Maxamed Muuse Ibraahin (Buuni)




31.    Cali Siciid Raygal




32.    Xildh. Cali Maxamed (Cali Barre)




33.    Axmed Aw Cabdi Shaacir




34.    Dalays Shire Faarax




35.    Aniisa Nuur Cigaal




36.    Sahra Maxamed Xuseen(Basbaaso).




 




        Allaa                           Mahad                     Leh




            




 




                  Mudane, Muuse Biixi Cabdi




               Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE