Thursday, May 29, 2014

Hambalyo Meher


12Hambalyo Meher Wacan Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha Gobolka Sanaag Maxamed Dhegayare Iyo Marwadiisa Canab Warsame Caarshe




Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xusan Waxay Hambalyo Bogaadin Kal Iyo Laab Ah Udirayaan Boqorka Iyo Boqorada Lamaanaha Gayaankooda Idilkii Iska Doortay




Waa Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha Gobolka Sanaag MUDANE :- MAXAMED SICIID SAALAX ''DHEGAYARE'' Iyo Marwadiida Cusub -MARWO- CANAB WARSAME CAARSHE Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo Waxanay Ilaahay Uga Baryaan Inay Noqdaan Kuwii Isku Waara Ubad Kheyr Qabana Kala Hela ''GUURKIINANA SOO DEDEJIYA''




 




AAMIN AAMIIN.




________________________________________________________________




 




1- Isuduwaha Wasarada Warfaafinta G/Sanaag Maxamuud Maxamed Xasan ''Saraaf''




2- Xildhibaan Maxamuud Amiir Warsame Jama




3- Gudomiyaha Haayada ASAAS Caydaruus Maxamud Osman ''Sange''




4-Agasimaha Star TV Hasan Maal Dhidar




5-Agasimaha Royal TV Yahye Shekh Ismail




6- Agasimaha Somalichanel Ahmed Suufi




7- Suxufi Mohamed Yousof Bakayle




8-Suxufi Abdirisaak Terra




9-Suxufi Cali Aadan Daahir




10-Suxufi Cabdrisaak Tukubo.




_____________________________________________________________




Hamalyo Meher Wacan Isuduwe MUDANE :- MAXAMED SICIID SAALAX ''DHEGAYARE'' Iyo Marwadiida Cusub -MARWO- CANAB WARSAME CAARSHE