siyaasi c.rashid jaamac yusuf oo hore u ahaa jiray afhayeenkii urursiyaasideedkii xaqsoor oo maanta la hadalay warbaahinta ayaa ka hadal xaaladaha siyaaasadeed ee ka jiray dalka isagoo oo ugu baaqay shacab iyo siyaasiyiinta Somaliland in ka qayb qaata ilaaalinta iyo dhowrista nabada galiyada dalka ee u dalka ku caano maalay sida darteeda ay mihiim tahay in qofkasta iska xilsaaro dhowrista nabadgalada dalka
Geeskale waxa u ka hadal muran iyo khilaaf xibsiga kulmiye isagoo sheegay inaan fiican in xisbiga laga dhigo mid shaqsi ama qabiil gaar leeyahay xisbiga balse ay wanaagsan tahay in lagu tartaramo xisbiga dhexdiisa waxa ugu baaqay masuuliyinta iyo madaxda xisbiga in ilaaliyaan karaamada iyo sharaf xisbinmo oo ka fogaada hadal laysku marinyo warbaahinta dalka iyo mid caalamigaba
Dhankale waxa siyaasi c.rashiid dhari u soo jeediyey xisbiyada mucaaridka ahi inay iyagu ka qaybqaata dhaminta khilaafka kulmiye waayo waa inuu guuldaro hadii u baabo xisbiga ulmiye
Gabagabidii waxa siyaasi c.rashid jamac yusuf dhari hambalyey doorka qaaliga ahi ee ay golaha guurtidu kagga jiraan dhexdhexaadinta khilaafka kulmiye