Horta dalka malaha kulmiyoo kaliyihi laakiin waxaa leh dhamaan muwaadiniinta Somaliland.
waxaan baryahan ka maqlayay saxaafada weedho xanaf wata oo ay isdhaaf sanayaa
madaxda xisbul xaakimku oo wax yeeli kara xasiloonida dalka waayo waxaan nahay iminka dal nabada oo aan qaadi karin deel qaaf nabad galyo daro balse waxay umuuqataa inuu kulmiye caadaystay kalmadaha ka hor imanaya nabad galyada
hal waxaan leeyahay maxamed kaahin iyo muuse biixi waxaan leeyahay waxaad tihiin laba mujaahid oo dalka ka mudan maamus iyo sharaf waayo waad usoo hal ganteen iminkana waxaad doonaysaan inaad madax ka noqotaan
waad ku guulaysateen inaad utartan taan dalkoo xora madaxtinimo waad garaynaysaan geesiyadii aanay ku simin wakhtigu
ilaah ayaa idin ku simay ee wixii ilaahay idiinka calfay ku mahad naqa oo ha u horseedina dalka nasiib daro nabad galyo
wixii aad madaxwaynihiina ka tirsanaysaan la hor fadhiista idinkoo niyad san waayo markaad ku hadashaan erayo aanay xambaari karin laabaha wax magaratadu waxaa iman kara wax yeelo anaynaan mahadin waxaan idiinku baaqayaa
ku taliya caqligii markii halganka ee balli gubadle ka maanta daboola ))
madaxwaynaha waxaan leeyahay dulqaad muuji oo qanci saaxibadaa meela badana wax
ka daalaco talada badso hal iyo laba ha ku kaaftoomin ee tali oo tasho mar walbana
saldhig ha u ahaato midnimada dalka iyo dadka )))
waxaan leeyahay ugu danbayn gudoomiya golaha guurtida
waan ku gu hambalyay nayaa gudida aad magacawday khilaafkana hal kaa
ku bakhtiiya DADKA REER SOOMALI LAND WAXAAN LEEYAHAY KA DIGTOONADA WAX
KASTA OO NABADA WAXA YEELI KARA WAAYO WAX KASTA WAXAAN KU HELNAA NABADA ALAA MAHADLE
YUUSUF BARRE CISMAAN KUNJIRE