Monday, May 26, 2014

Maxay iska metelaan Film-ka Animal Farm iyo Khilaafka Kulmiye?


Dhab u fiirso, dhegaha u fidi dhawaaqyada filmka ku ladhan, dhugo oo dhinac dhig dhaqdhaqaaqyada iska soo daba dhacaya ee Xisbiga Kulmiye khilaafkiisa ku saabsan.




Si wanaagsan waxay isu shabahaan Film cartoon-ka Animals Farm  oo la soo saaray 1956.




haka Faalloon maduucan adigoo aan dhamaystirin daawashadiisa




Halkan ka Daawo Filmka:




Ka dhiibo aragtidaada…