Tuesday, May 27, 2014

Xukuumadda oo lagu wareejiyay $20,000 qaadhaan ah.Daawo


Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Shugri Xariir Ismaaciil oo booqasho ku joogta Waddanka Finland ayaa lagu wareejiyay qaadhaan lacageed oo dhan 20.000 Dollar, taasoo ay Jaaliyadda Somaliland ee Dalkaasi ugu deeqeen Jidka Ceerigaabo iyo Burco.




Xaflad balaadhan oo loo qabtay wareejinta qaadhaankaasi, ayaa ka dhacday Caasimada Finland ee Helisinki.




Halkan hoose ka Daawo: