Thursday, May 29, 2014

Garabka Muuse Biixi ee Kulmiye oo ku dhawaaqay Golle dhexe oo cusub


Hargeisa(GNA)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray liiska Golaha dhexe ee Xisbigaasi, laba maalmood kaddib markii uu magacaabay Guddida fulinta.




Liiska ayaa ka kooban 244 xubnood oo ah intii uu hore Golaha dhexe ee Xisbigu u ahaan jiray, ka hor intaan lagu  kordhin Shirweynihiisii 3-aad ee bishii april la qabtay.




Muuse Biixi ayaa dhawr maalmood ka hor magacaabay Guddida fulinta ee Xisbiga, oo  44 xubnood ah, kaasoo uu magacaabay maalmo ka dib garabka Xukuumaddu soo saaray Golle dhexe iyo guddi fulineed oo ay soo saareen Shir-guddoonkii Shirweynaha 3-aad ee Xisbigu.




Guddoomiye Muuse Biixi ayaa Liisaska uu soo saaray khilaafsanyihiin shirweynihii xisbiga waxyaabihii lagu ansixiyay.




Shirweynihii Xisbiga ayaa lagu ansixiyay in Golaha ee Xisbiga laga dhigo 364, halka Guddida fulinta lagu ansixiyay in laga dhigo 43 xubnood, iyadoo lagu kordhiyay 7 xubnood tiradii hore.




Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi iyo Garabkiisa ayaa labadan arrimoodba si cad u khilaafay, taasoo caqabad ku noqon karta loolankiisa siyaasaddeed, isla markaana meesha ka saari karta dib u doorashadiisii lagu ansixiyay Shirweynihii saddexaad.




Liiska Golaha Dhexe ee Muuse




Ku : xeer ilaaliyaha guud




Ku : gudida diwaan galinata axsaabta qaranka




 




Ku : komishanka doorashooyinka qaranka




 




Ku : dhamaan xubnaha golaha dhexe




Liiska xubnaha golaha dhexe ee ku soo galay deegaamadac




 




1. najax siyaad cabdi




 




2.naasir ayjeex jaamac




 




3.xasan axmed xuseen




 




4.maxamed yoonis cawaale




 




5.cabdi muxumed xirsi




 




6.siciid nuur jaamac




 




7.nuura xuseen dhalaax




 




8.cumar cabdilaahi xuseen




 




9.jamaal caydiid ibraahin




 




10.maxamed ibraahin aadan




 




11.xariir xirsi cadar




 




12.cabdixakiin gaaxnuug cilmi




 




13.axmednuur aw cabdi shaacir




 




14.sitiim xasan jaamac




 




15.maxamed cali cumar




 




16.sidiiq cawil axmed




 




17.maxamed cali cumar




 




18.yuusuf cismaan faarax




 




19.cabdilaahi ismaacil faarax




 




20.sahra maxamed xuseen




 




21.maxamed nuux maxamed




 




22.farxiya muuse ibraahin




 




23.wali khayre keyse




 




24.nuura yaasiin cali




 




25.Dr.axmed cali maax




 




26.ibraahin maxamuud axmed




 




27.abshir xasan xaashi




 




28.cabdale muxumed xirsi




 




29.cabdilaahi jibriil gaaxnuug




 




30.mawliid maxamed shaqale




 




31.c/kariin axmed maxamed [xinif]




 




32.maryan cumar maxamuud




 




33.faarax yuusuf nuur




 




34.khadra cali jaamac




 




35.shariif abokor maxamed




 




36.jaamac x.cabdi axmed




 




37.maxamed saleebaan rooble




 




38.deeqa cismaan siciid




 




39.maxamed cabdilaahi ducaale




 




40.layla cismaan x.yuusuf




 




41.khadra cali diiriye




 




42.cabdixakiin maxamed cabdilaahi




 




43.cabdoo axmed aayar




 




44.cawrala saalax faarax




 




45.cismaan siciid jaamac




 




46.cismaan axmed maxamed




 




47.ibraahim ducaale boos




 




48.xasan maxamed cali




 




49.saalax maxamuud diiriye




 




50.siciid maxamed jaamac




 




51.maxamed iidle maxamed




 




52.siciid maxamed cismaan




 




53.saleebaan cawil abokor




 




54.hoodo faarax warsame




 




55.ilhaan maxamed jaamac




 




56.c/raxmaan axmed cali




 




57.cawil saalax cabdi




 




58.maxamuud xayir ducaale




 




59.axmed maxamed jaamac




 




60.khayre cismaan caalin




 




61.maxamed xasan maxamed




 




62.saleebaan maxamed warsame




 




63.faarax siciid saleebaan




 




64.mahad maxamed cawaale




 




65.aadan c/laahi x.xasan




 




66.maxamuud axmed xirsi




 




67.xuseen xasan guuleed




 




68.cawil maxamed ibraahin




 




69.maxamed axmed biixi




 




70.sahal cali cartan




 




71.barwaaqo ibraahin yuusuf




 




72.maxamuud c/raxmaan cali




 




73.maxamed ismaaciil cismaan




 




74.jaamac maxamuud cigaal




 




75.aadan ciise maxamed




 




76.jaamac ibraahin xirsi




 




77.maxamuud ismaaciil xasn cabdi[bede]




 




78.yaasiin muxumed cabdi ciise




 




79.axmed cumar cali axmed[gadhoodhe]




 




80.ismahaan jaamac tanag




 




81. axmed cabdi xaabsade




 




82.jabarti axmed xasan




 




83.fu,aad aadan cadde




 




84. c/salaan saleebaan maxamed




 




85. maxamed warsame yare




 




86.nadiifo maxamed colujoog




 




87.maxamuud axmed saalax




 




88. faysal jaamac xirsi




 




89.khadra jaamac faarx




 




90.jaamac dheeg cartan




 




91.c/laahi maxamuud guray




 




92.aadan c/laahi cabdule




 




93.cabdi axmed cawad




 




94.ismaaciil ibraahin cali gaas




 




95.axmed c/laahi dhagool




 




96.c/rashiid ducaale qambi




 




97.axmed x.cali cadami




 




98.sahal maxamed jaamac




 




99.maxamed cismaan bulqas




 




100.axmed maxamed nuur




 




101. c/rashiid maxamed siciid (kalci)




 




102.ibraahin ducaale cawke




 




103.c/laahi maxamuud c/salaam




 




104.jaamac maxamed hirad




 




105.siciid cabdi saalax shirbeeye




 




106.maxamed abshir gacan




 




107.cali maxamed aadan




 




108.xaliimo maxamed xasan




 




109.maxamed biixi yoonis




 




110.abdiraxmaan maxamuud caydiid        




 




111.faysal cali sheikh




 




112.xuseen cabdi cali




 




113.maxamed daahir khayre




 




114.maxamed yuusuf soofe




 




115.Dr.maxamed c/laahi cumar




 




116.maxamed c/laahi daahir




 




117.cismaan xasan mire




 




118.abiib axmed cali




 




119.cibaado maax cilmi




 




120.Dr.axmed ibraahim obolos




 




121.c/casiis maxamed samaale




 




122.maxamed aw cabdi ismaaciil




 




123.khadra x.ismaaciil yoonis




 




124.axmed xaashi oday




 




125.ilyaas muuse jaamac




 




126.cabdi cali jaamac




 




127.axmed muxumed madar




 




128.eng.xuseen sh.aadan




 




129.nimco aadan c/laahi




 




130.c/qaadir x.ismaaciil maxamed




 




131.maxamed xuseen x.ciise




 




132.rooda yuusuf nuur




 




133.maxamed cabdi iskeerse




 




134.muj.c/kariin xaashi




 




135.axmed qani cabdi samater




 




136.maxamed c/laahi cabsiiye




 




137.axmed yuusuf dirir




 




138.mustafe maxamed yoonis




 




139.siciid xasan cabdilaahi




 




140.maxamed faarax xirsi




 




141.shiine cabdi barkhadle




 




142.Dr.idiris xaaji nuur maxamuud




 




143.axmed xasan cali (like)




 




144.maxamed cismaan x. axmed(indho balac)




145.cali axmed kooshin




 




146.c/raxmaan cawil xasan




 




147.daahir awnuur x.maxamuud




 




148.nuur cabdilaahi beegsi (cawl)




 




149.eng.maxamed axmed aadan




 




150.maxamuud ducaale saleebaan(talaabo)




 




151.rashiid aw xasan xaaji aadan




 




152.kayd cabdilaahi xandule




 




153.maxamed cismaan xirsi




 




154.milgo daauud cigaal




 




155.hinda ibraahim x.xuseen




 




156.aniisa nuur cigaal




 




157. asma cumar nuur




 




158.maxamed x.daahir cabdi




 




159.khadar baaruud cumar




 




160.fu’aad maxamed cumar[awliyo]




 




161.cabdi siciid faahiye




 




162.maxamed ibraahin madar




 




163.nuur cismaan guuleed




 




164.saynab saban jibriil




 




165.sheekh maxamuud xirsi




 




166.c/risaaq waabari rooble




 




167.maxamed muuse ibraahin [buuni]




 




168.cismaan cali maydhane




 




169.abubakar xaamud jibriil




 




170.cismaan x.cabdi khayre




 




171.axmed xasan caafi




 




172.xuseen cumar dhimbiil




 




173.farxiya caydiid




 




174.caasha c/laahi cilmi




 




175.axmed ismaaciil jaamac




 




176.daahir barkhad cali




 




177.nuux daahir camuud




 




178.sacaad raygal muumin




 




179.siciid maxamed bile




 




180.mustafe cismaan caynaan




 




181.axmed xuseen oomane




 




182.muuse cismaan dhagaweyne




 




183.ayaan cali cumar




 




184.axmed muxumed geele [dacar]




 




185.faarax cilmi maxamuud




 




186.barkhad jaamac aare




 




187.fahmi cabdi bidaar




 




188.rooda c/laahi ciiltire




 




189.amaal x.axmed miisaan




 




190.c/laahi ibraahin habane




 




191.prof.ismaaciil muumin aare




 




192.ibraahin aadan qaalib




 




193.c/qaadir aadan yuusuf




 




194.sahra muxumed sh.xasan




 




195.axmed yuusuf faarax




 




196.mustafe faarax abraar




 




197.maxamed c/raxmaan xuseen




 




198.su,caad aadan maydhane




 




199.khadar daahir fadal




 




200.hibo maxamed cismaan




 




201.yurub abiib cabdi




 




202.khadar nuur cabdi




 




203.maxamuud xuseen faarax




 




204.baashe xuseen axmed [cadami]




 




205.nimco c/salaan yuusuf




 




206.garyaqaan barkhad jaamac xirsi




 




207.eng.xuseen ibraahin buuni




 




208.muuse cabdi aadan




 




209.cali maxamed maxamuud




 




210.khadar ibraahin cabdale




 




211.Dr, ismaaciil cali aw jaamac




 




212.carab nuur xandule




 




213.garyaqaan jaamac ismaaciil shabeel




 




214.baashe yuusuf cadde




 




215.cismaan c/laahi hirad




 




216.marwaan x.cali bootaan




 




217.c/raxmaan cumar guun




 




218.maxamed axmed aadan (wali xaawa)




 




219.xil.axmed siyaad muxumed




 




220.maxamed xuseen cabdi (indho case)




 




221.xasan saleebaan (feyoore)




 




222.cali cabdi hugur




 




223.axmed cabdi xuseen




 




224.xasan nuur maxamed




 




225.c/kariin baanday cismaan




 




226.maxamed cabdale cilmi




 




227.cabdi axmed iidle




 




228.siciid jaamac xasan




 




229.maxamuud ibraahin axmed




 




230.bulbul cabdi madoobe




 




231.maxamuud salaam maxamuud (faroole)




 




232.c/raxmaan maxamed saqadhi




 




233.maxamed axmed yaasiin




 




234.iid yuusuf x. maxamed




 




235.Dr.maxamed axmed cabdi [carabayto]




 




236.jaamac axmed c/raxmaan




 




237.muuse sahal geele




 




238.koos jaamac dhunkaal




 




239.xusni maxamed warsame




 




240.c/salaan c/raxmaan salin




 




241.yuusuf cismaan garas




 




242.eng.c/raxmaan yuusuf maxamuud




 




243.axmed xasan maxamuud xuseen




 




244.khadra maxamuud xuseen




Gudoomiyaha xisbiga kulmiye




 




   md. muuse biixi cabdi