Inta la xaqijinayo labo qof ayaa ku dhawacmay qarax loo adeegsadey bom gacmeed oo xalay ka dhacey magalada mombasa dalka kenya.
Mid ka mid ah labadan qof ee ku dhawacmay qaraxan ayaa la sheegay inu yahay sarkaal sare oo booliska magalada mombasa katirsan.
Qof goob joog ah oo ku sugnaa meel u dhaw goobta qaraxa kadhacey ayaa Gobanimonews u sheegay in labadan qof ee qaraxan ku dhawacmay ay xaaladoodu adagtahay.
Duqa magalada mambasa Xasan Cali Joho iyo masuuliyin kale oo katirsan dowlada kenya ayaa tegey goobta qaraxu ka dhacey.
Bbooliska magalada mombasa ayaa gacanta ku dhagay kadibna xabsiga dhiigay wiil yar oo booliska baadhaya ku tuhunsanyihiin inuu kulug laha qaraxana.
dhawaan ayay ahayd markii ururka alshabaab shaca ka qaden inay dagaaladi ay ka wadeen somaliya ay u rarayan dalka kenya.
Abdirahmaan buurdhaab
kitale kenya