Halkna waxaan idiinku soo gudbinaynaa gabay ku hal-qabsanaya abwaannada calanka u Sil-sillada Garbo-diir ee suugaanta ku dhaliilaya nidaamka maanta Somaliland ka taliya.
Magaciisa waxa la yidhaahdaa Dib-qallooc.
Waxa curiyay Siciid Maxamuud Gahayr.
Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Nadra-gabay.mp3"][/audio]