Sunday, May 25, 2014

Suldaan Sabayste oo Madaxweyne Siilaanyo dhaliilo u jeediyay.Daawo


vlcsnap-2014-05-26-09h21m49s102




Suldaan Mawliid Cali Ibraahim  (Sabayste) oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland ayaa dhaliilo kulul u soo jeediyay Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumaddiisa.




Suldaanka oo shir jaraa’id maanta ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa Madaxweyneha ku dhaliilay dhowr qodob oo ay ka mid yihiin xadhiga saxaafadda, Khilaafka Xisbiga talada haya iyo isku milanka Soomaaliland iyo Soomaaliya.




Halkan ka Daawo: