Thursday, May 29, 2014

Daawo: Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka Gobolka Awdal Oo ka hadlay Khilaafka Kulmiye


AwdalBoorama-(GNA)-Daawo Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka,Waxgaradka iyo dhalinyarada Gobolka Awdal Oo Aragtiyo kala duwan ka bixiyay  Khilaafka Ba’an Ee Ka Dhex Aloosan Xisbiga Kulmiye.




http://youtu.be/WknMj82N6xk




Mustafe caraale




Gobanimo news




Borama office