Muqdisho(GNA)-ciidamada dowlada soomaaliya , ayaa albaabaada u xidhay xarumihii idaacadaha shabelle iyo sky fm ee magaalada muqdisho
Warka ayaa intaasi ku daray in amarka lagu xeray idaacada shabelle ay bixisay wasaarada arimaha gudaha iyo amniag ee dowlada somaaliya Cabdikariin Xusen Guuleed iyadoona sheegatay in dhisamaha ay ku yaalo shabelle ay leedahay dowlada soomaaliya
Waxaana warar hor dhac ah ay sheegayaan in ciidamada dowlada ay xidheen ilaaa 10 saxafi oo ay ku jiraan mulkiilaha Iddeecadda shabelle iyo agaasimaha guud ee shabelle sida ay xaqiijiyeen shaqale ka tirsan shabelle Media.
Gobanimonews
Muqdisho Office