Monday, October 28, 2013

Ma taqaan Madaxda Dawlada ee Gobolka Togdheer Ninka Ugu taajirsan? Q:2aad


intiinii la soctay Maqaalkeenii hore ee aynu kaga hadlaynay wakaalada Biyaha Burco waxyaaba aynu kusoo qaadan doono ee aanu idiin soo gudbin doono waxaa ka mid ah(dhibaatada uu shaqaalaha ku hayo taasoo ah qaar la fadhiisiyay oo xaqoodii iyadoon la siin la eryay kuwaas oo qaar ay Afartan sano shaqaynayeen iyadoo kuwa la erayay aan la mari sifihii ay xaqa u lahaayeen taas oo ka baxsan nidaamka shaqaalaha inuu qofku iska eryo qof shaqaale ah isagoo markii hore soo maray qaab sax ah tusaale ahaan markaad eegto waraaqaha aanu hayno oo ay ka mid yihiin labadaas waraaqood ee kala ah waraaq uu qoray 20/11/10 oo bilaa  ref/no ah oo uu ku magacaabay shaqaale ka kooban sadex qof ah, waxaa xigtay waraaqda uu ku erayay iyadoo aan sifo sharci ah la marin taasoo soo baxday 10/10/2013 ref /nambarkeeduna waa ref:wb/bur/313/2013 waxyaaba la yaabka le ee aad waraaqdan ku arkayso ee cadaynaya in uu maareeyaha Biyuhu  in ay tahay meel uu isagu gaar u leeyahay wakaaaladu ooo aanay jirin cid sharcigeeda ilaalisaa waxa weeye dhamaan waraaqahaas waxaa ku qoran inuu markii uu erayay iyo markii uu shaqaalaysiinayay ba aanay jirin cid uu la socdsiiyay kaliya waxaa uu la socd siiyay madaxda wakaalada ee kala ah,halka uu kal
Agaasimaha waaxda farsamada biyaha              Burco'
Xisaabiayaha wakaalada biyaha                           Burco
Madaxa Saqalaha  wakaalada Biyaha                 Burco
M/xigeenka wakaalada Biyaha                            Burco
kuwaas oo uu ogaysiin siiyayay xataa aanu kusocoto siin, Bal adba maxaa ka maanacaya inuu lacag iyo awood kasta uu sidii uuu doono ka yeelo oo isagu isu saaro isu saxeexo hantida umada.meeday madaxdii wasaarada tii dawlada dhexe ee ka saraysay jawaabtu waa ma oga ee isagaa isu haysta.waayo cid uu la socdsiiyay oo wasaarad ah ama Hay,d shaqaale ahi.
waxyaabaha kale ee aynu sugnaana waa cadaymihii aanu idiin haynay ee hantida uu meesha ka urur saday tusaalle ahan gaadhiga  kuwa raaxda ah ee uu mulkiilahan hasha maandeeq ee wakaalada buiyaha maalaa leeyahay  namabakiisu waa 48039 kaalintu waxay ku taalaa xaafada afgooye  magacacedu waa .........

La soco cadadkayga danbe insha Allaah
C/laahi X.Dubad Maxamed