Sunday, October 27, 2013

SL: Ku-xigeenka Xisbiga Waddani oo kala hadlay iyo Faashilaada ka raacday Maagistii Saxansaxo!Dhegeyso


Hargeysa(GNAA)-Waraysi uu xalay siiyay Wargeyska Saxansaxo ayuu beeniyay Guddoomiye ku-xigeenka waddani Axmed Muumin Seed, waxaanu sheegay in laga been abuuray, isla markaana aanu xisbigoodu wax dood ah ka qabin shirka wada tashiga qaran ee asxaabta mucaaridka ah madasha wada tashigu ku wareejisay.




Wargeyska Saxansaxo ayaa caawa fashilay waraysigaasi , ka dib markii codkii laga duubay  soo bandhigay, isagoo wargeysku ka duulaya qoraal uu maanta soo saaray Axmed Muumin seed oo uu wargeyska ku dhaleecaynayo, kuna bedelay mawqifkiisii xalay.