Wednesday, October 30, 2013

Mataqaan Madaxda Dawlada ee Gobolka Togdheer Ninka Ugu taajirsan?Q:3aad


Hayga daalina maqaaladeenu maaha kuwo gaagaxaya ee waxaynu wali ku gudo jiraa qaybihii dhukumantiga,ee ka jawaabaya su,aasha ah wakaalada Biyuhu ma Xarun dawladeed baa mise waa xarun uu leeyahay Jirde?




taas maanta waxaynu ku qaadanaynaa waxa uu leeyahay qaar shaqaale ah ayaa maxkamadi xukuntay,waxaanu halkan ku haynaa,oo  jirta had iyo jeer waxaa dhacda in qof shaqaale ah uu markii siyaadiisa ka arki waayo uu eedeeyo  si uu xuqquqdiisa u waa siiyo maxkamada geeyo oo dambi saaro,dabdeedna ay maxkamadu waxba ku waydo ay soo qorto shaqdiisa dib hawgu noqdo,bal ila eega waraaqdan ay maxkamadu qoratay ee muwaadinka shaqaalaha ah ee  uu dambiga ku soo eedeeyay dabadeedna lagu waayay,waraadaas oo in muwaadinkaas shaqadiisa lagu celiyo waraaqdaas sumadeedu waa Ref:Mr/GTB/30/011 ku taariikhaysan 9/6/2011,taasi akhrisataw markii ay dhacday waxa uu ku jawaabay aniga wax maxkamad ahi ima Khusayso halkaasna waxa uu ku beeniyay garsoorkii oo ah hay,adaha ugu sreeya dalka ee lagu kala bixi lahaa bal adba,maxaa u hadhay.




sidoo kale waxaanu halkan idiinku haynaa cadaymihii meelaha uu lacagta kula baxay kuwaas oo qaarna uu u sammeeya meelo uu saarto iyo magacyo kala duwan qaarna uu lacago dul saar ah saartay




aynu usoo noqono hantidiigaarka ahayd ee ay inoo maraysay kaalinta uu mulkiilahani leeyahay magaceedu waa Afgooye ...............




la soco cadadkayaga  danbe in sha allaah




C/laahi X.Dubad Maxamed