[caption id="attachment_92537" align="alignleft" width="300"]
Sawirka Wariye Xasan Xanafi[/caption]Nairobi(GNA)-Ciidamada amaanka dalka kenya ayaa gacanta ku dhigey wariye Xasan Xanafi Xaji oo ah wariye katirsan idaacad ku hadasha afka ururka alshabaab.
Wariye Xasan Xanafi ayaa waxa la qabtey xil uu kasoo dagayey garoonka diyaarada jomo kenyatta ee Magaalad Nairobi.
Inkasta oo uu didanyahay inuu yahay Wariye Xasan Xanafi Ciidamada sirdooka kenya ayaa su'aalo ku waydinaya xarunta guud ee sirdoonka kenya halkas oo uu ku sugan yahay wariye xasan xanafi xaji , sida ay Gobanimonews wararka ku helayso.
Xasan Xanafi ayaa lagu edaynayaa inuu ka danbeeyey ilaa 20 wariye oo lagu diley dalka somaliya sanadkii ugu danbeyey.
Cabdiraxmaan buurdhaab
Gobanimonews
Nairobi Office
|